Eid Ciidda: Ciidda (English and Somali Edition)
Gedrukt boek
SOMALISCH «2013» Sarah oo shan jir ah ayaa ka sheekaynaysa qibradeeda maalinta ciida. Ciida waa ciidaha muslimiinta oo inta badan la xuso bisha Ramadaan kadib iyo Ul-Adxa. Sheekadan fudud ee waxtarka leh waxay siin doontaa carruurta tafaasiil dheeraad ah oo ku saabsan Ciidda Muslimiinta iyo akhristayaasha Muslimka ah.
Meer informatie
Je leent dit boek bij je eigen Bibliotheek. Vul de vier cijfers van je postcode in en vind je Bibliotheek.